Dhageyso:Ciidamada Amisom Gaar Ahaan Kuwa Itoobiya Oo Baneeyay Goobihii Ay Ka Joogeen...

Dhageyso:Ciidamada Amisom Gaar Ahaan Kuwa Itoobiya Oo Baneeyay Goobihii Ay Ka Joogeen Deegaanada Galmudug {Waraysi}

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadaado Gudoomiyaha maamulka dagmada ceelbuur Cabdi xasan maxamed biya quute ayaa sheegay in ciidanka itoobiya ay iskaga bexeen markii labaad dagmada ceelbuur ee gobalka galgaduud ayagoon cidna kusoo wargalin

wuxuu sheegay in ciidanka itoobiya ay sidoo kale faarujiyeen goobihii ay ka joogeen gobalka galgaduud marka laga reebo tiro yar oo kaga sugan magaalada cadaado biya quute ayaa sheegay in ceelbuur hada ay joogaan 25 askari oo soomaali ah oo aan awood u lahayn in ay magaalada ka difaacaan alshabaab

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Biya Quute

LEAVE A REPLY