DHEGAYSO:- Itoobiya oo Odayaal Da’ ah ku xasuuqday Galgaduud & Magacyada dad...

DHEGAYSO:- Itoobiya oo Odayaal Da’ ah ku xasuuqday Galgaduud & Magacyada dad ay laayeen oo la ogaaday

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ku xasuuqeen dad shacab ah oo odoyaal ubadan.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib marki ay AlShabaab weerar dhabagal ah ku qaadeen ciidamada Itoobiya, weerarkaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Qooxle ayaa looga dilay askar badan halka  gaadiid aad ubadana looga gubay.

Deegaan lagu magacaabo Ceel-nugur oo Itoobiyaanka ay haatan ku sugan yihiin ayaa waxaa ay ku laayeen dadka shacabka ah oo aan waxba galabsan   Odayasha  la dilay Waxa ka Mida  Cabdi Diiriye Cadaawe Nageeye ,Maxamed Muuse Faafe ,Burhaam Cali Cabdulle Xalane ,Daahir Cadde Maxamuud ,Cali Cabdi Fiifow   Waxana Labo kamid ah dadka la dilay ay ahayen kuwa ay da’doodu ka weyn tahay 70 sano kuwaas oo awoodi waayay iney ka qaxaan deegaanka, halka dadka kale ay iyagana awood ulaheyn iney qaxaan.

Hoos ka Dhageyso Dhacdadaasi

LEAVE A REPLY