MUUQAAL:-Warbixin Murugo Badan Waalidkii Carruurtooda Sucuudigu Xasuuqay oo hadlay sidii ay u...

MUUQAAL:-Warbixin Murugo Badan Waalidkii Carruurtooda Sucuudigu Xasuuqay oo hadlay sidii ay u Tahriibeen

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Dhawaan Diyaaradaha isbahaysiga uu Horkacayo Sacuudiga ayaa Waxa ay Duqeyn ay u Geesteen Qaxooti soomaliyeed oo Magan Galyo doon aha waxana Diyaaradahasi ay ku Duqeeyeen Xeebaha Yaman

Ehelada Qaar ka Mida Dhalinyaradii Duqayntaasi ku Dhintay ayaa Ka Hadlay Dhacdadaadi lagu Beegsaday Carurtooda iyo Sida ay uga Tahriibeen Deganadii ay ku Nolaayeen  Waxana ay shegeen in dhimashada ay qoran tahay balse aysan filaneen in Dowlad islaam ah ay caruurtooda ay si xaqdaro ah u duqeeyeen  caruurtooda

Halkan Hoose ka Daawo Muqaal Murugo leh oo Waalidkaasi ku Saabsan 

LEAVE A REPLY