Ogaysiis Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyada Soomaliyeed ee Dagan BIRMINGHAM...

Ogaysiis Muhiim ah oo Ku Socda Jaaliyada Soomaliyeed ee Dagan BIRMINGHAM UK

0
SHARE

HM__Xafiiska Xafiiska Birmingham Ogasiis Muhiim ah Guud ahaan Jaaaliyadaha Soomaliyeed ee ku Dhaqan BIRMINGHAM UK waxa la ogasiisanaya in ay ka Soo Qayb Galaan Xaflad Muhiim ah oo ka Dhici Doonta  BIRMINGHAM Taasi oo lagu Tageerayo Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaliyeed

Hadaba si aad ula Socoyo  Faaf Faahin Dheraad ah muqaalka Hoose ka daawo halka xaflada ay ka dhici doonto  iyo Waqtiga la qabanayo

LEAVE A REPLY