Ogaysiis Muhim ah oo Ku Socda Jaaliyada Galmdug ee Uk Xaflada...

Ogaysiis Muhim ah oo Ku Socda Jaaliyada Galmdug ee Uk Xaflada Taagero oo loo Qabanayo Musharaxa Madaxweynaha Galmdug Prof C.Qaadir Shirwac

0
SHARE

Ogaysiis Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Bulsho Waynta Soomaliyed Gaar ahaan Bulshada ka soo jeeda Deganada Dowlad gobaleedka Galmudug  in la Qabanayo munaasabad lagu taaageerayo musharaxa xilka madaxweynaha Galmudug Prof.Abdulkadir Mohamed shirwac ayaa axada ka dhacaysa waqooyiga magalada London

Munaasbadan ayaa ah mid loogu Tala  Galay In Bulshada iyo Jaaliyada Soomaliyeed ee Galmduug in ay Taageero ugu Muujiyaan Musharaxa Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Prof C/Qaadir Shirac

Meel aad jooogtaanba Kasoo qaybgal wanaaagsan Mahadsanidin

 

LEAVE A REPLY