roobab Saaka aroornimadii ka da’ay Meelo kale oo ka Mida Soomaliya

roobab Saaka aroornimadii ka da’ay Meelo kale oo ka Mida Soomaliya

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho Roob lagu Diirsaday ayaa Saakay Aroortii waxa Uu ka Da’ay Magaalada Muqdisho waxaana Roobkaan Sidoo kale Uu Ka Da’ay Qaar kamid ah Gobolada Dalka Isagoona Iyadoo ay Abaar Daran Kajirto Soomaaliya.

Dhawaan Ayey ahayd Markii Uu Roobka Guga uu ka Da’ay Gobolada Waqooyi Isagoona aad U biyo Dhigay Goboladaasi.

LEAVE A REPLY