Dhageyso Al Shabaab oo Biyo dhaamin ka bilaabay Degano G/Mudug ka Tirsan

Dhageyso Al Shabaab oo Biyo dhaamin ka bilaabay Degano G/Mudug ka Tirsan

0
SHARE

Sawiro lagu faafiyey Baraha Internet-ka Al Shabaab ayaa  waxa lagu arkayey biyo dhaamin ay sheegeen inay ka bilaabeen deegaanada ay ka joogaan Gobolka Mudug.

Al Shabaab waxay sheegeen in Xarar dheere iyo Jawle ay xaalada Abaareed Ee Biyo la’aanta dadka soo food saartay ay la wadaageen biyo dhaamin.

Wakiilka Al Shabaab uqaabilsan Gobolka Mudug oo magaciisa lagu sheegay Abu Cadnaan ayaa waxa uu sheegayaa inay sii wadi doonaan is garab taaga walaalahooda dhibaateysan.

Barkado ayey Al Shabaab biyo ku shubayeen sida laga dheehan karo Sawirada lasoo bandhigay Maqribnimadii si ay dadka iyo duunyada uga waraabaan.

Halkan Hoose Riix si aad Codkooda u Dhageysatid

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY