Taariikh Nolaledkii Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C/Qaadir Shirwac Qalinkii ...

Taariikh Nolaledkii Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C/Qaadir Shirwac Qalinkii Cabdicaziz Xogolof

0
SHARE

TAARIIKH NOLOLEEDKII PROF. ABDULKADIR SHIRWAC.

Waxa uu ku dhashay magalada Mudisho ee gobolka Banaadir sanadku markuu ahaa 1953. waxa uu dugsiga Quraanka ka magalada Galkacyo. Waxbarashadiisa maadiga ah waxa uu ka bilaabay dugsiga hoose ee CEELBUUR., waxa uu ku dhameeyay magalada WAAJID..

Dugsiga dhexe waxa uu ka bilaabay magalooyinka BAYDHABO & MUQDISHO, ..Dugsiga sare ee Banadir sare-Muqdisho, Qardho iyo dugsiga Cumar Samatar ee Magalada Galkacyo Kadibna   waxa uu galay Tababarkii ciidamada XALANE, Kuliyadii waxbarshada ee Lafoole”AFGOOYE.

SHAQOOYINKII UU SOO QABTAY.

Maamulah dugsiga sare ee SHABEELE ee JOWHAR. Maamulaha dugsiga sare ee Shiikh OOYAAYE ee Magaalada MUQDISHO. Maamulihii dugsiga sare ee KAAS BALBALAARE “Paersule KBB ee magalada MUQDISHO.

Gudoomiyihii CEELJAALE. 1991 dagaaalkii sokeeeye Kadib waxa uu soo galay Dalka England oo uu ka sii watay waxbarashadiisa. Waxa uu shahaadada sare ee Master degree ga ka SOUTH BANK UNIVERSITY.

Waxbarashadiisa kadib waxa uu 14 sano ka shaqaynayay dhanka waxbarashada isagoo ka ahaa mocalim GLOBE Acc. ARIMAHA BULSHADA, DIB U HESHIISIIN & DHISMAHA MAAMULKII EX GALMUDUG 2004/2005 Gudoomiyihii Dalada jaaliyada dibada EE lagu dhisay shirkii Sweden kadib na socdaal wacyigalin ku maray Waqooyiga America,Europe,Asia iyo Afrika 2006 Gudoomiyihii Ergadii Shirweynihii nabadaynta iyo dhismaha maamulkii Ex Galmudug oo lagu qabtay magalada Gaalkacyo.

2009 Madixii Ergadii xalinta khilaafadkii doorashada maamulkii hore ee Galmudug isagoo oga safray dalka Ingiriska siduu u xalin lahaa khilaafkaasi JAAMACADA GALKACYO GU 2010 Hindisayaashii aas aaskii Jaamacada Galkacyo ee GU ahna Gudoomiyaha jaamacada GU ee magalada Galkacyo Waxa ay jaamacadu soo saartay.

18 Dhakhtar” Doctrine” 75 Macaliim dugsi sare 55 Health science 40 IT.

Isugayn 188 Waxa kale oo jaamacadu siisay tababar ummilisooyin ka kala yimid. 2012 Gudoomiyihii guddiga doorashada maamulkii hore Galmudug GOB GUDOOMIYIHII GUDDIGA HORUMARINTA & BARAARUJINTA BULSHADA.

2015 Waxa uu ahaa kamid ahaaa aqoonyahankii hindisay ama u istaagay waddada dhibka badan ee u dhaxaysa Galkacyo IYO Hobyo oo tiir u ah nolasha iyo dhaqaalaha dadka Galmudug.

2015 waxa la bilaabay 2km oo jidka Hobyo ee dhexmara magalada Galkacyo, waddadaas oo ay fadhiisan jireen biyaha roobka iyo godod aan gawaaridu sahal ku marin

21 Maarso,2016 waxa uu hogaaminayay howl wadeenadii Gob ee ka bilaabay waddada Wisil ilaa Hobyo oo ah meelaha ugu dhibka badan halkaas oo uu joogay 8 bilood iyadoo wadaduna marayso 30km oo la saaray Caro kaawo jay.

Maarso 2017 waxa uu isu soo sharaxay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. 21 Maarso,2016 waxa uu hogaaminayay howl wadeenadii Gob ee ka bilaabay waddada Wisil ilaa Hobyo oo ah meelaha ugu dhibka badan halkaas oo uu joogay 8 bilood iyadoo wadaduna marayso 30km oo la saaray Caro kaawo jay. Maarso 2017 waxa uu isu soo sharaxay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug

 

W.Q.> Cabdicaziz Xogolof 

  London Uk

LEAVE A REPLY