Tiradda Xildhibaana Kasoo Horjeeda Xukuumadda Cusub Oo Sii Kordhay, Aqriso liiska...

Tiradda Xildhibaana Kasoo Horjeeda Xukuumadda Cusub Oo Sii Kordhay, Aqriso liiska xildhibanada ka soo horjeeda

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho Tirada Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Xukuumada Uu Soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo Waramayaa in ay sii korortay.

Waxaana Tirada Xildhibaanada wada Mooshinka ka Dhanka ah Xukuumada Mgacaaban la sheegay in ay Gaarayaan 135 Xildhibaan oo Dhaliilsan Qaabka Loo Soo Dhisay Xukuumada.

Xildhibaanada ugu Badan ee Dhaliilsan Qaabka Loo Soo Dhisay Gollaha Wasiirada Cusub ayaa la sheegay in ay kasoo Jeedaan Dhanka Maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale waxaa kusoo xigo Xildhibaanada kasoo jeedo Maamulka Puntland oo ah xildhibaano dhawr ah, waxaana ka go’an sidii loo ridi lahaa wasiirada cusub haddii la horkeeno Baarlamaanka.

Wixii Warar ah oo ku soo kordha isha Ku haay Hobyomedia.com

 

LEAVE A REPLY