Wararkii Ugu Danbeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Soomaliya Dhaq Dhaqaaq Caawa...

Wararkii Ugu Danbeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Soomaliya Dhaq Dhaqaaq Caawa ka Socda Madaxtooyada

0
SHARE

Dhaq Dhaqaaq Xoogan aya lagu Soo Maraya in uu Socda Caawa Xili La Hadal hayo in Ra,iisul Wasaraha uu soo Dhamaystiran Golahiisa Wasiirada isla Markana la Wada Sugayo in uu ku Dhawaaqo Sida Illo Wareedyo Muhiima ah Hobyomedia,com u Shegayan

Wariyaal ka TirsanHobyomedia.com ee Muqdisho  ayaa Shegaya  in Dhaq Dhaqaaq Xoogan  uu ka Socdo Xarunta Madaxtooyada Soomaliya Halkaasi oo Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaliya iyo Sidoo Kale Siyaasiyiin badan ay ku Sugan yihiin Madxtootada

RW Xasan Cali Kheyre ayaa wali ku jira latashiyadii ugu dambeeyay ee uu kusoo magacaabayo golaha wasiirada kuwaas oo la fahansan yahay in diyaar ay yihiin.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Kooban ay u Harsan  Tahay Ra,iisul Wasaraha in uu Magacaabo Golihiisa Wasiirada

La soco Wararkii soo Kordha Insha Allah

LEAVE A REPLY