Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyaya Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyaya Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Ee Soomaaliya ayaa codkoodii Kalsoonida Siiyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Waxaana Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya  ay Dhamaantood Siiyeen Codkoodii Waxaana uu heley Codad Gaaraya 231 Xildhibaan.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre Ayaa Uga mahadnaqay Xildhibaanada Federaalka Ee Soomaaliya Isagoona Sheegay in ay Isaga iyo Xildhibaanada ay hal yihiin.

Dhanka kale Waxaa isla Goobta lagu Dhaariyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre isagoona dhawaa Xilka Si rasmi  ugula Wareegi Doono Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Cumar C.rashiid Cali Sharmaarke.

LEAVE A REPLY