Axmad Macalin Fiqi oo Cadaado ka Bilaabay Olale uu Rabo in Galmudug...

Axmad Macalin Fiqi oo Cadaado ka Bilaabay Olale uu Rabo in Galmudug Madaxweyne uu kaga Noqdo , Yaa Galmudug Madaxweyne ka Noqon Doona?

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, horayna ugu tartamay xilka Madaxweynaha Galmudug, ayaa wada Ol’ole balaaran oo uu ku doonayo inuu ku qabto xilka Madaxweynah Galmudug.

Fiqi ayaa Ol’olihisa aad loo dareemay, waxaana xilkan oo uu horay ugu tartamay kaga guulaystay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin Xusseen Guuleed.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda qabanqaabada Munaasabada lagu soo Bandhigayo Musharaxnimada Fiqi, waxaana Doorashadu ay dhacaysaa tobanta bishan soo socota.


Magaalada Cadaado Oo Xarun Kumeel Gaar U Ah Galmudug Ayaa Fiqi Waxaa Uu Kuleeyahay Taageero Badan Waxaana Dhawaan Kulan Cadaado Ay Kuqabteen Qaar Kamid Ah Bulshada Cadaado Fiqi Uga Codsadeen Inuu Isu Sharaxo Xilka Madaxwayanaha Galmudug

Xafiiska Warbaahinta Hobyomedia.com Cadaado 

LEAVE A REPLY