Daawo Maxay Salka ku Haysa Burburitankii Wada Hadalkada Galmudug iyo Ahlusunna ,maxaase...

Daawo Maxay Salka ku Haysa Burburitankii Wada Hadalkada Galmudug iyo Ahlusunna ,maxaase Galmudug u qabsoomay ,maxaase ka hor yimid muadadii 2di sano aheyd

0
SHARE

Wadahadaladii Maamul Goboleeyada Galmudug iyo Gobolada dhexe ayaa  burburey maxaa Galmudug u qabsoomay maxaase ka hor yimid muadadii 2di sano aheeyd  Muqaalkan aya Waxan lagu Falan Qayn dona arimo badan oo ku saabsan galmudug iyo sidoo kale sidii arimaha galmudug xal loogu heli  laha

Ahlusunna arinteeda sida xalka looga gaari karo aya sidoo kale qayb kale oo baranamijkan ah ku falan qayn doona waxana dowlad goableedka  galmudug intii uu dhisna soo maray caqabado kala duwan oo intoo badan ka imanayay b beelaha galmudug oo muran ka keenayay markasta habka awood qayb siga beelaha iyo qaabka  siyaasadaha gudaha loo mareynayao

madaxweyne gulled aya la aaminsan yhy in culays badan ay ka soo wajaheen beelo dhawr ah iyo sidoo kale maamulka ahlusuna oo  tagay caasimadii galmudug iyo arimo kale oo xasaasi ah

Halkan  Hoose ka Daawo Muqaalka 

LEAVE A REPLY