Daawo Muqaalka . Ragii Weerarkii Sweden ka Danbeyay oo la Qabtay...

Daawo Muqaalka . Ragii Weerarkii Sweden ka Danbeyay oo la Qabtay ,Talafashinada Calamka oo Muqaalo Cusub Bahiyay

0
SHARE

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya gudaha dalka Sweden ayaa sheegaya in gabi ahaanba la adkeeyay amaanka xarumaha Dowlada goobaha ay maraan Tareemada iyo xarumaha mashquulka badan .

Booliska wadanka Sweden ayaa soo qabtay qof lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn bartamaha magaalada Stockholm ayna ku dhinteen afar ruux 15 kalana ku dhaawacmeen.

 

Qofka loo soo qabtay weerarkan ayaa la sheegay inuu markii hore ka baxsaday ciidamada iyadoo rasaas ay isweydaarsadeen labo ruux oo kale oo weerarkan ku lug lahaa waxayna ciidamada Booliska ku soo qabteen ninkan duleedka waqooyi ee magaalada Stockholm halka loo yaqaan Marsta.

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY