Daawo Sawirada Garoonka Diyraadaha Hobyo oo la Dhamaystiray , Aqriso Diyaarad...

Daawo Sawirada Garoonka Diyraadaha Hobyo oo la Dhamaystiray , Aqriso Diyaarad ka Soo Dagi Doonta Dhawan

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Garoonka Diyaaradaha Magaalda Hobyo ayaa La Dhamays tiray Wajigiiisii 1aad Waxaana Garoonka lagu Waday in  Mudo Ah Dayactir Xoogan  iyadoona Hada Garoonka Diyaaradaha Hobyo  la Qorsheynayo in Hawulihiisa Duulimaadka Si Toos ah ay u bilowdaan

Masuuliyin ak tirsan maamulka Degmada Hobyo , Siyaasiyiin iyo Ganacsato ka Soo Jeeda Deganada Dowlad Gobaleedka galmudug ayaa Qayb wayn ka ah Barnaamij dhiiiro Galin ah oo la Doonayo in dib loogu Soo Celiyo Hanaankii Hobyo  ay lahayd Waxana la Qorsheynaya in Garoonka Hobyo ay ka Soo Dagaan Diyaarado waa wayn

Usbuuca Soo Socda ayaa la Qorsheynaya in Diyaarad Rakaab ah ay ka Soo Dagto Garoonka Diyaaradaha Hobyo oo hada heer Gaban gabo ah maraya Dhismihiisa .

C/Qaadir Cali Jamac Qalabxoor oo Xil Wasiir ka Soo Qabtay Dowlad Gobaleedka galmudug isla Markna Ah Xildhibaan Hore oo ka tirsanaa Barlamaanka Dowlada Fadaraalka Soomaliya ayaa Sheegay in Usbuca Soo Socda la Qorsheynayo in garoonkaasi ay Soo Fadhiisato Diyaarad Wayn

Magalada Hobyo aya Hada Waxa ka Socda Mashaariic Horumarineed , Waxna Xeebta Hobyo laag Dhisaya Dhismooyin aad u Qurux Badan Hoteelo iyo Sidoo kale Goobo loogu Tala Galay Dadka Dalxiska u imaan Doona Hobyo

 

LEAVE A REPLY