Daawo Sawirada Horumarinta Hobyo oo laga Wada Hadlay

Daawo Sawirada Horumarinta Hobyo oo laga Wada Hadlay

0
SHARE

Magaalada Hobyo waxaa ka dhacay kulan ay u dhanyihiin Beelaha Dega Magaalada Hobyo Halkaasi oo Looga Hadlay Arimo Badan,

Kulanka Waxaa ka Qeyb Galay Odayaasha Degmada Hobyo iyo Wasiiro Xil horey uga soo Qabay Galmudug kuwaasi oo ka shiray Midnimada iyo Hormarka Hobyo,

inta uu kulanka uu socday Waxaa looga hadlay Hormarka Magaalada Hobyo Dhibaatooyinka ka taagan Dhanka Bada iyo Dhismayaasha ka socda Magaalada,

Kulanka kadib Waxaa laga soo Saaray 5 Qodob oo kala ah,

1 in midnimada Hobyo ay tahay lama taabtaan.
2 in amniga Hobyo hal meel loogasoo wada jeesto.
3 in la dhiso ciidan gacanta ku dhiga Amniga Hobyo.
4 in amniga lala kaashado cidkasta ee diyaar u ah.
5 waxay codsi u dirayaan ciidamada Badaha aduunka in ay ka saacidaan cirka dhulka iyo birigaba si loo suuliyo Burcada

ugu Danbeyn Hobyo Ayaa cagta saartay Jihada Hormarka Waxaana Bulshada Halkaasi ku sugan ay ka baxeen kala qoqobnaanta dhexdooda ah iyagoo bilaabay dhismaha garoonka Hobyo Dayactirka Dekada iyo Xaruumihii Dowlada oo lasoo afjaray,

LEAVE A REPLY