Daawo Sawirada Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
SHARE

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.

R/wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa duqa magaalada Muqdisho ku wareejiyay 52 gaadiid iyo warshad dhismo taaso loogu talagalay in lugu hormariyo bilicda Caasimadda Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa la Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre,waxeyna ka wada hadleen Arrimaha Abaaraha Dalka ka jira.

Sayn Bekir Bozda ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay wax badan ka qaban doonto Arrinta Abaarta ee ka jirta Dalka si loo badbaadiyo Ummadda Soomaaliyeed.

 

LEAVE A REPLY