Daawo Xasan Daahir Aways oo Mudo kadib soo Duubay Muqaal Xasaasi ah...

Daawo Xasan Daahir Aways oo Mudo kadib soo Duubay Muqaal Xasaasi ah isago Xabsi Guri Ugu jira Dowladda Soomaaliya

0
SHARE

Wadaadka Caanka ah ee Xasan Daahir Aweys kaas oo mudo sanado ah xabsi guri ugu jira dowladda Soomaaliya ayaa muuqaalkii ugu horeeyay soo duubay, isagoo fashiliyay arimo badan oo shacabka Soomaaliyeed ka qarsoonaa.

Xasan Daahir Aweys oo muuqaal soconaya wax ka badan hal saac soo duubay ayaa waxaa uu ka shifay waxa uu ka yaqaano urur diimeedka cusub ee Asacaadu-diin bil-Xaq oo dhawaan looga dhawaqay gudaha iyo dibadda Soomaaliya.

Waxaa uu si dheer uga hadlay madaxda ururkaas oo ay saaxiibo ahaayen iyo waxyaabiha ay aamisan yihiin oo ah kuwa dinta islaamka ka fog.

LEAVE A REPLY