Deg Deg Musharaxa Madaxweynaha galmudug Prof Shirwac oo Goordhaw Gaalkacyo Soo...

Deg Deg Musharaxa Madaxweynaha galmudug Prof Shirwac oo Goordhaw Gaalkacyo Soo Garay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Garoonka Diyaradaha Oshaco Airport ee Gaalkacyo aya Goor dhaw Waxa ka Soo Dagay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C/Qaadir Shirwac waxana Gudha Garoonka Ku Soo Dhaweyay boqolaal ka tirsan Shacabka Galmudug iyo Sidoo kale Masuuliyin ka Tirsan Maamulka Gobalka Mudug

Masuuliyin isugu Jira Wasiiro, odayaal ,Xildhibaano iyo Sidoo kale Ururada Bulshada Rayidka ayaa ku  Soo Dhaweyay Garoonka Waxna Sidoo kale Soo Dhawaynta Qayb ka ahaa Ciidamo ka Tirsan Kuwa Galmudug oo Gudah garoonka Lagu Diyaariyay

Wafdiga ayaa ka Soo Duulay Magaalada Muqdisho

Wafdiga ayaa Goordhaw loo soo Kaxeeyay Magalada Gudaheeda Waxana Saacadaha Soo Socda la Filaya in saxafada uu uga Warbixiyo Safarkiisa Gaalkacyo

Goor dhaw Filo Sawro iyo Codad 

LEAVE A REPLY