Deg Deg Wasiiradii Cusbaa ee Dhawaan la Magacabay oo Qaarkood Safar ...

Deg Deg Wasiiradii Cusbaa ee Dhawaan la Magacabay oo Qaarkood Safar dag dag ah ku imaanaya Galmudug

0
SHARE

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Ra’iisul Wasaare Kheyrre Cabdi Faarax Saciid Juxa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay Maanta tagaan Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug.

Waxaa la sheegay in Ujeedka Socdaalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya uu la Xariiro Arrimaha Doorashada Galmudug.

Wasiirka oo ay raaci doonaan Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda dhexe ayaa la sheegay in ay Xal ka soo gaari doonaan Arrinta Doorashada Galmudug.

Galmudug ayaa sheegtay in 10-ka Bishaan ay qabanayaan Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi.

LEAVE A REPLY