(DHAGAYSO) Baarlamanka Galmudug oo kahadlay halka ay marayaan Wada hadalada Galmudug iyo...

(DHAGAYSO) Baarlamanka Galmudug oo kahadlay halka ay marayaan Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna

0
SHARE

Xildhibaan Maxamuud diini xasan oo katirsan Xildhibaanada Barlamanka Galmudug ayaa Warysi uu siiyay Radio Hobyo waxa uu ku sheegay in Ahlu sunna ay wili wadaan Xoogaa Caga jiid ah

Xildhibaan Maxamuud diini xasan waxa uu sheegay in Cadaado ay hada ka socdaan dhaq dhaqaaq laxariira Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Xildhibaan Maxamuud diini xasan Waxaa Waraystay Wariye Axmed Khaliif Geedi oo Katirsan Maamulka Idaacada Hobyo

                                      HOOS KA DHAGAYSO  Codka 

LEAVE A REPLY