(DHAGAYSO) Ciidamda Puntland oo Galkacyo ku rasaaseeyay Gaari Kayimid Deegaanka Jeexdin sidee...

(DHAGAYSO) Ciidamda Puntland oo Galkacyo ku rasaaseeyay Gaari Kayimid Deegaanka Jeexdin sidee wax u dhaceen ?

0
SHARE

Gaari larasaaseeyay ayaa ahaa Gaari Booyad ah oo kayimid Deegaanka Jeexdin Ee Bariga Gobolka Mudug

Sida idaacada Hobyo ay usheegeen Dadka Deegaanka Ciidamada Puntland ee Ilaaliya Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ayaa gaarigaan Weeraray Xili uu marayay Wadada Udhaxaysa Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo iyo Xaafada Bulbishaaro ee Magaalada Gaalkacyo ,Gaariga Booyada ah ee rasaasta lagu Furay ayaa waxaa iskaleh Dad ka soojeeda Galmudug Lama sheegin wax qasaara ah oo ka dhashey

Falkaan Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY