Dhagayso: Fu’aad Shangole oo ka Mida Sarakisha Al-Shaab oo iclaamiyay dagaal ka...

Dhagayso: Fu’aad Shangole oo ka Mida Sarakisha Al-Shaab oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Dowlada Somaliya, isagoona Jawaab Kulul u Diray Donald Trump

0
SHARE

Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole) oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Ururka Al Shabaab, ayaa ka hadlay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump uu ku ballaarinayo hawlgalada ka dhanka ah Al Shabaab, ee Mareykanku uu ka fulinayo Somaliya.

Fu’aad Maxamed Khalaf oo boqolaal qof kula hadlayay Degmada Salagle ee Gobolka Jubbada Dhexe, ayaa sheegay in maalmahaan ay soo yeerayan hanjabaado ka dhan ah Ururka Al Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY