Dhagayso: Saraakiisha Nabad sugida oo uheshiiyay in Maxkamad lasoo Taago Saraakiil Sar...

Dhagayso: Saraakiisha Nabad sugida oo uheshiiyay in Maxkamad lasoo Taago Saraakiil Sar Sare

0
SHARE

Sargaal katirsan ciidamada nabad sugidda DFS ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ku qasban yahay in maxkamad lasoo taago taliyihii ciidamada nabad sugida Janaraal Gaafow.

Cali Axmed Ciyoow oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in Ciidamadda nabad sugida aysan wax mushaar ah qaadan 9-kii bilood ee lasoo dhaafay taasna ay tahay mid cadaalad daro ah.

“Sanad walbaba taliye cusub ayaa yimaada oo waxaa uu la tagaa mushaaraadkii ciidamada ay lahaayeen”waxaa sidaas yiri Sargaalkan nabad sugida katirsan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY