Dhagayso: Sarakiil AlShabaab-kii ugu badnaa oo lagu laayay duqeyn Diyaaradaha USA ka...

Dhagayso: Sarakiil AlShabaab-kii ugu badnaa oo lagu laayay duqeyn Diyaaradaha USA ka geysteen Somaliya

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalkaMareykanka ay ka geysteen duqeyn xoogan oo qasaaro baaxad leh geysatay.

Wakaalada Wararka Shiinaha ee Xinua ayaa soo xigatay in diyaaradaha Mareykanka ay duqeeyeen saldhigyo ciidan oo ay Shabaabku ku lahaayen Gedo.

Duqeyntan oo ay ka qeyb qaateen militeriga Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in lagu dilay tiro ka badan 100 dagaalyahan oo katirsan kooxda AlShabaab.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY