Dhagayso Waxgaradka iyo Oydaasha Puntland oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo uu...

Dhagayso Waxgaradka iyo Oydaasha Puntland oo sheegay in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo uu yahay Garoon Ugaar ah Puntland, Galmudgna aysan Shaqo ku lahayn, isagoona Galmudug Fariin u Diray

0
SHARE

Nabadoon Cabdisalaan oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda Puntland ayaa waxa uu kahadlay xaalada Gobolka mudug iyo hadal dhawaan kasoo yeeray Masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug

Nabadoon Cabdisalaan oo waraysi siiyay Idaacadaha Hobyo radio  ayaa waxa uu Ugu horayn kahadlay Wadooyin uu sheegay in ay uxiranyihiin Maamulka Galmudug Waxana Nabadoon Cabdisalaan uu sidoo kale uu sheegay in Garoonka Gaalkacyo uu yahay Garoon ay leedahay Puntland islamarkaana aysan cidna hor.istaagikarin balaarin lagu sameenayo dhismaha Garoonka

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY