Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab oo Fariin Hanjabaad ah u soo Diray Dowlada iyo...

Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab oo Fariin Hanjabaad ah u soo Diray Dowlada iyo Shacabka Soomaliyed

0
SHARE

Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray digniin adag oo si tos ah ugu socota dalladaha kala duwan ee dhanka waxbarashada ee ka jira Somaliya.

Afhayeenka Shabaab  Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) oo ka hadlaayay manaahijta Waxbarashada dalka, ayaa wuxuu sheegay Dalladaha ka jira dalka inay ubadka Somaliyed ku qaldaan afkaar asal ahaan ay ka dambeeyaan dad shisheeye, sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY