DHAGEYSO: Ahlusunna o War Kale soo Saartay heshiiskiii burburayna ku Edeysay Dowlada...

DHAGEYSO: Ahlusunna o War Kale soo Saartay heshiiskiii burburayna ku Edeysay Dowlada Somaliya Maxay tahay Sababtu?

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ahlusunna ay diyaar u tahay in lasii waddo wadahadalada u dhaxeeya Galmudug iyo sidoo kale Ahlusunna.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay isku dirayso dadka degan gobolada Dhexe .

Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in Ahlusunna aysan ogolaan doonin in laga jaro dadka kunool gobolada Dhexe.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY