DHAGEYSO: Al-Shabaab oo sifo yaab leh ka bixiyey Go’aankii Madaxweyne Farmaajo uu...

DHAGEYSO: Al-Shabaab oo sifo yaab leh ka bixiyey Go’aankii Madaxweyne Farmaajo uu Xaalad Dagaal Dalka uu ku Galiyay

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho Kooxda AlShabaab ayaa jawaab adag ka bixisay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo xaalada deg deg ah ku geliyay dalka, iyagoo sheegay in go’aankaas uu u fududeyn doono iney la dagaalamaan ciidamada DFS iyo kuwa Amisom.

Afhayeenka Kooxda ALShabaab Sh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay nin ka liita madaxdii hore sida Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif isla markaana ay kaga adkaan doonaan dagaalka.

Afhayeenka Kooxda AlShabaab ayaa sheegay iney yaqaanaan sida looga guuleysto qofka fudud ayna sii wadayaan weerarada ay ku qaadayaan xarumaha dowlada iyo dagaalada tooska ah.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY