Dhageyso:- AMISOM oo Xirtay Sargaal ka tirsan Ciidamada Dowladda

Dhageyso:- AMISOM oo Xirtay Sargaal ka tirsan Ciidamada Dowladda

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degmada Qoryooley ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay xireen Sargaal ka tirsan Ciidamada Dowladda gaar ahaan Booliska Soomaaliya.

Sargaalka la xiray ayaa lagu sheegay inuu ahaa Taliyihii Saldhigga Degmada Qoryooley,waxaana la sheegay in loo haysto in Rag ka tirsan Shabaab uu Taliyahu ka siidaayay Xabsiga Qoryooley.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY