DHAGEYSO:-Baarlamaanka Galmudug oo la Xisaabtan dhab ah la Samneynaya Gudigii Gurmadka Abaaraha...

DHAGEYSO:-Baarlamaanka Galmudug oo la Xisaabtan dhab ah la Samneynaya Gudigii Gurmadka Abaaraha oo Musuq lagu eedeeyay”

0
SHARE

Xildhibaan Khaasim Maxamed Cali oo ka mid ah XIldhibaanada Golaha Baarlamaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay Baarlamaanku uu si dhan ah ula Xisaabtamayo Gudigii loo Xilsaaray Gurmadka Abaaraha Galmudug,

Gudigaasi oo ay ku jiraan Madaxda Maamulka Galmudug xubno ka mid ah ayaa lagu eedeeyay inay Musuq maasuq ku sameeyeen Deeqaha Gargaar ka ah ee loogu talagalay shacabka Gobolada Galgaduud iyo Mudug, Waxa uu shaaciyay Xildhibaan Khaasim Maxamed Cali oo si Kulul uga hadlay arintaan inaysan marna ka aamusi doonin Barlamaanku wax is dabamarinta lagu sameeyay Deeqaha shacabka Galmudug,

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY