Dhageyso Balan Qaadkii uu Sameyay Madaxweynaha Somaliya Ka Hor Doorashadiisa Maxa Keenay...

Dhageyso Balan Qaadkii uu Sameyay Madaxweynaha Somaliya Ka Hor Doorashadiisa Maxa Keenay in hada uu ka Baxo?

0
SHARE

Waxaa shalay la dareemay isbedel ku yimid mid ka mida balanqaadyadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Shalay gelintii danbe ayaa madaxweynaha loo xiray Garoonka diyaaradaha ilaa madaxtooyada xilli uu dib ugu soo laabtay dalka, isagoo socdaal ku tegay dalka Imaaraadka.

Arrin ayaa noqotay tii ugu horeysay ee loo diiwaan geliyo madaxweyne Farmaajo intii uu la wareegay madaxtooyada, waxaana uu dhowaan madaxweyaha waxqabadkiisa ku daray inaan jidadka Muqdisho loo xirin, dhaqdhaqaaqna uu sameeyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY