Dhageyso Barlamaanka Soomaliya oo Madaxweyne Farmaajo ku Edeyay in uu Sabab u...

Dhageyso Barlamaanka Soomaliya oo Madaxweyne Farmaajo ku Edeyay in uu Sabab u yahay Qaraxyada iyo Weerarada ay Al-Shabab ay Kordhiyen

0
SHARE

Xildhibaan Daahir Jesow oo ka mid ah Mudane yaasha Baarlamaanka ayaa sheegay in Weerarada soo kordhay oo Al-Shabaab ay Dalka ka geysteen ay Sabab u yihiin Qaladaad uu Galay Madaxweyne Farmaajo,

Xildhibaanka ayaa aaminsan inaysan ahayn Madaxweynaha inuu ku dhawaaqo Xaalad dag dag ah oo Dalka la Geliyay iyo Qorshe Amni oo daaha laga rogay arintaasi oo la aamin san yahay inay tahay Sababta keentay inay Qaraxyo Culus dhacaan,

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY