Dhageyso Barnaamij Gaar ah Soo Dhawayntii Gaalkacyo Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac...

Dhageyso Barnaamij Gaar ah Soo Dhawayntii Gaalkacyo Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof Shirwac iyo Guud ahaan Qudbadihii La Jeediyay

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Kulanti Wacan oo Wanagsan Dhageystayaal Meel Walba oo aad Joogtaan Waxaad ku Soo Dhawaataan barnaamij Gaar ah oo aanu idin kaga Diyaarinay Soo Dhawayn Maanta Gaalkacyo loogu Sameyay Wafdi uu Horkacayay Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C/Qaadir Shirwac oo Maanta Gaalkacyo Soo Gaaray

Munaasabad Soo Dhawayn ah aya Waxa maanta Loogu Qabtay Wafdigaasi Magaalada Gaalkacyo iyadoona Munaasabada Qudbado kala duwan ay ka soo jeediyeen Masuuliyinta Labada Gole ee Dowlad Gobaleedka Galmudug

Habda Sidii aan Horay idin kugu Balan Qaadnay Hobyomedia.com iyo Wariyaasheeda Waxy idin soo Diyaariyeen Baraamij Gaar ah oo aanu uga Hadlayno Soo Dhawantii Musharaxa ee Gaalkacyo Maanta loogu Qabtay iyo Guud ahaan Qudbadihii Halkaasi laga Jeediyay

Hoos ka Dhageyso Barnaamijka oo Dhamays Tiran

LEAVE A REPLY