Dhageyso Burcad Badeeda Soomaliya yaa taakuleya, Sidee Wax u Afdubtan Maxase Keenay...

Dhageyso Burcad Badeeda Soomaliya yaa taakuleya, Sidee Wax u Afdubtan Maxase Keenay in Mar kale Somaliya ay dib ugu soo labato Mudo Kadib?

0
SHARE

oddobaadyadii ugu dambeeyey waxaa dib usoo xoogeystay falalka afduubka maraakiibta ee ka dhaca xeebaha Soomaaliya.

Waxaa la afduubtay dhowr doon ama markab, waxaana tani ay kordhisay walaacii maraakiibta ay ka qabeen ku safarka biyaha ku dhow Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso Dooda arintaas ku saabsan

LEAVE A REPLY