Dhageyso Cabsi Dagaal oo Gaalkacyo ka tagan ,Ciidamada Galmudug iyo Puntland oo...

Dhageyso Cabsi Dagaal oo Gaalkacyo ka tagan ,Ciidamada Galmudug iyo Puntland oo isku Haya Dhismaha Garoonka Diyradaha Gaalkacyo

0
SHARE

Xiisad aan sidaasi u buurneen ayaa ka taagan Magaalada Gaalkayco dhankeeda Qarax kasoo bax,

Sida wararka sheegayaan Xiisada ayaa timid kadib markii Maamulka Puntland uu isku dayay Balaarinta Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo,

Balaarintaasi ayaana Wax muran ah ka jirin Hase yeeshee Xiisada ugu xoogan ayaa timid kadib markii Puntland ay bilowday bur burinta Guryo u dhow garoonka Gaalkacy

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY