Dhageyso Ciidamada Amisom ee ku Sugan Somaliya oo Muqdisho ku soo Kordhiyay...

Dhageyso Ciidamada Amisom ee ku Sugan Somaliya oo Muqdisho ku soo Kordhiyay Dhibaato hor leh

0
SHARE

Ciidamada Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dad Shacab ah ku Rasaaseeyay Degaanka Ceelsaha biyaha ee duleedka Muqdisho kadib markii ay ka shakiyeen Gaariga sida ay wararku sheegayaan,

Dadkii ku sugnaa halka u ka dhacay falkan ayaa sheegay inays Arkeen Ciidamada AMISOM oo Rasaas ku Furay Gaadiidka ay Rakaabku wateen halkaasi oo ay ku dhaawacmeen ilaa 4-ruux oo 3-ka mid ah ay Xaaladoodu Daran tahay,

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY