DHAGEYSO: Ciidamada dowladda oo toogtay nin dilay askari ka tirsan AMISOM

DHAGEYSO: Ciidamada dowladda oo toogtay nin dilay askari ka tirsan AMISOM

0
SHARE

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa duleedka Magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan ku dilay nin dhawaan dil u geystay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan.

Ninkaan ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya la dagaalamay , waxaana markii dambe Ciidamada dowladda u suurta gashay in ay dilaan ,Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee qeybta 21aad Maxamed Cabdiqaadir Maxamed ayaa sheegay in Amarka lagu soo qabanayay Askarigaasi ay bixisay maxkamadda.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY