Dhageyso Degano kale oo Mudug Hoos taga ayaa Roob uu ka da,ay...

Dhageyso Degano kale oo Mudug Hoos taga ayaa Roob uu ka da,ay Fah Faahino Cusub

0
SHARE

Roobabka Guga ayaa ka Da’ay Degaano hoostaga Gobolka Mudug, halkaasi oo ay ka jirto Abaar daran oo saameysay dadka iyo duunyada.

Degaanada uu Roobka sida ba’an uga Da’ay ayaa waxaa ka mid ah Degaanada Doonyaale, Xarar-madow, Sharmaarke-xasan iyo Degaano kale

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY