Dhageyso Degano Mudug iyo Galgaduud Hoos taga oo Xoolihii lagu Quudinayo Bahalo...

Dhageyso Degano Mudug iyo Galgaduud Hoos taga oo Xoolihii lagu Quudinayo Bahalo Abaarta jirta awgeed

0
SHARE

Xaalad tii ugu xumeyd ayaa ka taagan Degaano badan oo ka mida Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya,waxaana la sheegay in Xoolihii ay waayeen wax ay Cunaan,balse markii Dadka Xoolaha leh ay arkeen Xaaladaas ay bilaabeen Qorshe Cusub.

Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha u qaabilsan Ahlusunna Yuusuf Xasan  ayaa sheegay in Dadku ay bilaabeen in Neefkii ari ah oo dhimanaya ay u qalaan Ariga kale si Noloshiisa loo badbaadiyo,balse Markii Hilibkii la siiyay Ariga Nool uu bilaabay inuu ku dhinto isagoona Tilmaamay in Dhacdo xun ay ka dhacay degano dhawr ah oo mudug iyo Galgaduud soo Taga Waxana uu sheagy in dadka dagan inta u dhaxaysa xarardheere iyo hobyo in xoolaha ay u qalaan bahalaha abaarta jira awgeed

waxa uu shegay in qoyaysas badan ay ka soo rareen inta u dhaxaysa hobyo iyo xarardheere kuwaasi oo soo qaylo dhaan dirsaday markii nolasha jirta abaarta ay nolasha ku xumaatay

Hoos Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY