Dhageyso Dhaqaatir iyo Prof dhawan ku Biiray Kooxda Al-Asaadicuuna Bil-Xaq oo Muqdisho...

Dhageyso Dhaqaatir iyo Prof dhawan ku Biiray Kooxda Al-Asaadicuuna Bil-Xaq oo Muqdisho ku sugan aya la Kulmay Arin la yaab leh

0
SHARE

Sabata ugu weyn ee Macalimiintaas loo Ceyriyay  ayaa lagu sheegay in ay cadeysteen in ay ka tirsan yihiin Urur Diimeed cusub ee Al-Asaadicuuna Bil-Xaq ee Dhawaan Soo Shaac Baxay

Maamulka Sare ee Jaamacadda Lagu Magacaabo Jasiira ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay shaaciyeen in ay ceyriyeen Seddax ka mid ah Macalimiinta Jaamacaddaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY