Dhageyso Doorashadii M. Galmudug oo mar kale dib u dhacday ,...

Dhageyso Doorashadii M. Galmudug oo mar kale dib u dhacday , iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug oo Shegay inuu Iscasilayo, arinta Ahlusuna oo Galmudug Hortagan

0
SHARE

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dowladda Maxamed Saciid xasan  oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku hanjabay inuu Iscasili doono haddii Mar kale Doorashada Dowladda Galmudug ay dib u dhacdo.

Warkan aya Waxa uu socday Kadib Markii  Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka  Galmudug ay Shegeen in  ay dhici karto in ay doorashada dib udhacday ilaa 3 maalin lana qaban doono 3-da Bisha may ee sanadkaan kuna beegaan Arbacada Todobaadkaan.

Maxamed Siciid Xasan aya Sheegay in aan loo dul qaadan karin in doorashada galmudug markasta si sharci daro ah dib loo dhigo waxana uu tilmamaay in aan loo joojin doonin cid  kale isla markana laga tashtay cid walba oo hor tagan in galmudug madaxweynaheeda la doorto

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY