Dhageyso Dowlada Farmaajo oo lagu Edeyay in Galmudug ay Doonayso in ay...

Dhageyso Dowlada Farmaajo oo lagu Edeyay in Galmudug ay Doonayso in ay Burburiso , Shirarka Muqdisho ka Socda oo lagu shegay in galmudug lagu sii kala Qaybin Doono

0
SHARE

iyadoo Shirar Xasaasi ah Muqdisho uu uga Socda Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Ururka Ahlusunna isla Markana Shirkaasi ay Garwadeen ka Tahay Dowlada Fadaaraalka Soomaliaya Ayaa Waxa jira Siyaasiyiin , Odayaal iyo Xildhibaano Barlmanka Galmudug ku jira oo Qaba Fikir ah in Dowlada Soomaliya Shir Been ah  ay ku Mashquulinayso Doorashada Galmudug tasi oo looga Gon leeyahay in Ugu Danbeyn dowlada ay shegto in Galmudug aan lagu midaysneen .

Xildhiban C.Qaadir oo ka Mida Barlmanka Galmudug aya Shegay in Dowlada Soomaliya ay Galmudug u Horseedayso Burbur isla markana Shirka Muqdisho micnihiisu u yahay in Ugu Danbeyn dowlada ay shegto in Galmudug lagu mideysneen isla Markana doorashada Madaxtiiniada  Galmudug la baajiyo si Dowlada Farmaajo ay u keento Cadado Siyaasiyi ku shaqaynaya Afkaarta Dowlada Farmaajo taasi ay dhabar jab ku tahay Shacabka Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY