Dhageyso Dowlada Farmaajo uu Hogaamiyo oo Amniga Muqdisho Xog laga Siiyay

Dhageyso Dowlada Farmaajo uu Hogaamiyo oo Amniga Muqdisho Xog laga Siiyay

0
SHARE

Wasiirkii Gaashaandhiga ee xukuumadii hore Cabduqaadir Sheikh Cali Diini ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin amni oo u baahan wax kaqabasho, xiili uu la hadlayey laanta afka Soomaaliga ee VOD-da ayuu xusan in lagama maarmaan ay tahay in laga shaqeeyo xasilina amaanka Caasimada Muqdisho, oo ugu baaqay madaxweynaha iyo xukuumda inay ku dadaalan, sidii loo xaqiijin lahaa nabadgalaya dalka.

Wasiir diini ayaa ku taliyey madax federaalka iyo shacabka inay si wadajir ah uga shaqeeyaan amaanka, si looga hortago falalka amaan darri ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY