Dhageyso Dowlada Kenya oo Arin Halis ah Ka wada Gudaha Soomaaliya

Dhageyso Dowlada Kenya oo Arin Halis ah Ka wada Gudaha Soomaaliya

0
SHARE

Dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa dhawaan waxay Caasimada Kenya Ee Nairobi ku kala saxiixdeen Heshiis dhinacyo badan taabanayey.

Waxa Heshiiskaasi ka mid ahaa in la dhowro midnimada iyo Jiritaanka Umadd waliba Xaqa ay leedahay.

Farmaajo oo ah Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta ka saxiixay in la isku furo Labada Xad oo iskaashi dhinaca Ganacsi dhexmaro Labada Waddan ,Iyadoo arimahaasi jireen ayaa waxa hadda soo baxaya arimo kale oo saameyn gelisey Heshiiskaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY