Dhageyso Dowlada Somaliya Maxay ka Tiri Qaraxii Maanta ka Dhacay Muqdisho Qasaarahii...

Dhageyso Dowlada Somaliya Maxay ka Tiri Qaraxii Maanta ka Dhacay Muqdisho Qasaarahii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Khasaaraha ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo ku qarxay Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala ka soo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha oo lagu magacaabo Italian.

Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhimatay Qaraxaasi , waxaana sidoo kale jira dhaawacyo badan oo soo gaaray dadka wadada Maraayay, madaama goobtu uu Qaraxu ka dhacay tahay waddo ay dadweynuhu Isticmaalaan.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxan ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho, si halkaasi xaaladooda caafimaad loogu dabiibo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY