Dhageyso Dowlada Somaliya oo Amar Dul Dhigtay Diyaradaha Qaadka ee Jowhar ka...

Dhageyso Dowlada Somaliya oo Amar Dul Dhigtay Diyaradaha Qaadka ee Jowhar ka Dagaya,Maamulka Hirshabelle oo dhankodana Go,aan qaatay

0
SHARE

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in ay la xisaabtamayaan Diyaaradaha doonaya in ay hareer maraan nidaamka canshuurta dalka iyo hanaanka Duulista Hawada Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere) ayaa saxaafadda u sheegay in si adag ay ula xisaabtameen Diyaaradaha qaarkood, halka kuwa kelana hada ay si adag ula xisaabatamayaan,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan Diyaarado doonaya  in ay hareer maraan nidaamka canshuurta dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY