Dhageyso Dowlada Somaliya oo ka Hadashay imanshaha Muqdisho Madaxweynaha Ahlusuna Sheikh Shakir

Dhageyso Dowlada Somaliya oo ka Hadashay imanshaha Muqdisho Madaxweynaha Ahlusuna Sheikh Shakir

0
SHARE

Masuuliyin ka Tirsan Dowlada Fadaraalka Soomaliaya aya ka Hadlay Safar uu Muqdisho ku Soo Gaaray  Sheikh Shaakir oo ah Hogaamiyaha Ururka Ahlusuna Waljameeca Waxana  Muqdisho ay u Yimaadeen ka Qyab Galka Shir ay Qaban Qaabisay Dowlada Soomaliya kaasi oo lagu heshisiinayo Madaxda Galmudug iyo Ahlusunna

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Fadaraalka Soomaliya aya Ka  Hadlay imanshaha Muqdisho Sheikh shaakir iyo Sida Dowlada Fadaraalka Soomaliya ay waqti ugu Bixinayso Xal u Helista Qilaafka Galmudug iyo Ahlusuuna

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY