Dhageyso Dowlada Soomaliya oo si kulul Uga Jawaabtay Hadalkii ka Soo Baxay...

Dhageyso Dowlada Soomaliya oo si kulul Uga Jawaabtay Hadalkii ka Soo Baxay Afhayenka Kooxda Al-Shaabab Sheikh Cali Dheere

0
SHARE

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay War ka soo baxay Al-Shabaab, kaasi oo digniin loogu diraayay Dalladaha Waxbarashada Dalka iyo Waalidiinta Sooomaaliyeed.

War ka soo baxay Al-Shabaab shalay ayaa ahaa in dalladaha Waxbarashada Dalka ay faafiyaan Manaahiij laga soo guuriyay Reer galbeedka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Warka Al-Shabaab ka soo baxay ku tilmaantay in uu ahaa mid aan waxbo ka jirin isla markaana uusan qaldaneyn Manhajka Waxbarasho ee Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY