Dhageyso Dowlada Talyaaniga oo Fariin adag u Dirtay Xarakada Al-Shabaab

Dhageyso Dowlada Talyaaniga oo Fariin adag u Dirtay Xarakada Al-Shabaab

0
SHARE

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ayaa  Bilad Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari”.

Billada Guddoomiyaha Baarlamaanka la guddoonsiiyay ayaa waxa ay tahay Darajada “Commendatore”.

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Erayo kooban oo Soomaali ah ugu Mahad celiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Sidoo kale waxa uu la dardaarmay dadka Soomaaliya, waxa uuna ugu baaqay in ay iscaawiyaan.  isgaoona ugu danbeyn shabaab ugu baqay in ay  ay dowlada isku soo dhiban

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY